Ku-xigeenka RW Somalia oo ka qeyb galaya Shirka Tana Forum (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo gaaray magaalada Bahir Dar  ee Dalka Ethiopia, ayaa ka qayb galay madasha heerkeedu sarreeyo ee Tana oo looga hadlayo amniga qaaradda afrika. Shirka Madasha Tanta oo soconaya maanta iyo berri ayaa ah madashii 8-aad waxaa kasoo qayb gelay madax ka socota wadamada qaaradda Afrika, … Continue reading Ku-xigeenka RW Somalia oo ka qeyb galaya Shirka Tana Forum (Daawo Sawirro)